
Alle ha u naxariistee waxaa xaley Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed oo ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed ee ugu caansan Dalka.
Alle ha u naxariistee Nabadoonka waxa uu ka mid ahaa salaadiinta dhaqanka ee aad uga hadli jiray arimaha Siyaasaada Somaliya. Gaar ahaan kuwa reer Jubaland.
Leave a Reply