Senater Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo kamida Mudanayaasha aqalka sare soomaaliya ayaa waxuu sharaxaad ka bixiyey hadal warbaahinta Soomaalida isla dhexmaraysay ee ahaa “Maamul ee Raba In Muqdisho Dagaal Ka Dhoco Waxanu U Sheegayaa dagaal aad Shaashada ka dawataan ka dhici maayo Magaalada Muqdisho Doorshaduna Wakhtigii Loo Qorsheeyo ayay Dhacaysaa Waddankuna Madaxwayne Ayuu Leeyahay ee Sidaas ha La ogaado Waxaana Madaxweyne Ka ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.“
Leave a Reply