Cabdi Xaashi oo soo dhaweeyay hadalkii Deni ee ahaa in shirka lagu qabto Muqdisho

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay soo jeedintii Maamulka Goboleedka Puntland in shirka madaxda Dowladda Faderaalka, Dowlad-goboleedyada lagu qabto magaaladda Muqdisho Si uu uga qayb galo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.