Wasiirka Arrimaha Guddaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Qado sharaf u sameeyey Masuuliyiinta, Waxgaradka, haweenka ,ganacsatada iyo dhalinyarada Beesha Cumar Maxamuud ee ku dhaqan casiimada Puntland ee Garoowe .
Wasiirka arimaha gudaha puntland ayaa waxuu ku amray warbaahinta Puntland inay soo daabacaan Kulanka uu la qaatay Beesha Cumar Maxamuud Taas oo ceeb iyo Fadeexad ku noqotay Telefishinkii maamulka Puntland.
Kulankaan dhexmaray wasiirka arimaha gudaha Puntland iyo Beesha Cumar Maxamuud ayaa daaranaa Baraarujin iyo is xog waraysi ku qotoma xaalada guud ee Puntland iyo gaar ahaan degaanadda beeshu dagto.
Leave a Reply