Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa ku booqday Imaan Maxamed Yuusuf, isagoo muujiyay sida uu uga xun yahay dhacdadii shalay lagu rasaaseeyay gaariga imaamka iyo duubab dhaqan oo la socday.
Imaam Maxamed Yuusuf ayaa uga mahadceliyay Ra’iisal wasaaraha iyo Madaxda kale ee dowladda sida ay uga xumaaday shaqaaqadii shalay loo geystay gaadiid uu la socday.
Leave a Reply