
Xilli Soomaaliya ay qeyb ka noqotay dalalka uu ku soo laba kacleeyay safmarka COVID-19 ayey Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Dr Fowsiya Abiirkar Nuur oo mudooyinkan waday wacyigeln iyo digniin joogto ah oo ku socota bulshada waxay maanta kormeertay qeybta karantiilka COVID-19 ee Isbitaal Banaadir oo ah goobta labaad ee Wasaaradda caafimaadku u diyaarisay in lagu daryeelo dadka uu haleelo cudurka COVID-19.
Leave a Reply