
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Sambabka xoolaha, oo laga tallaalayo Xoolaha Puntland.
Tallaalka oo ay horgelinayso Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Dowladda Puntland, ayaa la gaarsiinaya 5 Milyan oo Neef Iyadoo ay ka faa’ideysan doonaan 75,000 oo qoys oo ka mid xoola dhaqatada Puntland wuxuuna socon doonaa muddo labo bilood ah.
Leave a Reply