
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiirkar Nuur ayaa waxay ka warbixisay tirada dadka usoo ritay Cudurka Coronaha iyo inta u dhimatay.
wasiirka Caafimaadka ayaa sheegtay inuu Isbitaalka Martiini qaabilay bukaaan gaaraya 16 Qof, Tirada Dhimashada waa Shan.
Leave a Reply