Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxuu ka hadlay Siyaasiyiinta Mucaaradka ee ku baaqay Banaanbaxa.
Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed ayaa marka hore waxuu ugu baaqay shacabka inay dantooda gartaan oo amnigooda ilaashadaan, dhanka kale waxuu ugu baaqay siyaasiyiinta inay ilaaliyaan xasiloonida Dalka.
Leave a Reply