Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo kamida waxgaradka soomaaliyeed ayaa waxaa ku hadlay Bananbax Muqdisho looga dhawaaqay waxuuna Bulshada uga baaqay inaysan naftooda halagin oo Siyaasi dan gaara ah wata warkiisa dhagaha ka furaystaan Guryahoodana joogaan.
Leave a Reply