
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Gelinkii Dambe maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka si uu uga qeyb-galo Shirka Madaxda Dowlada Federaalka,Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee looga Hadlaayo Arimaha Doorashooyinka Dalka.
Waxaa kaloo Magaalada Muqdisho kusoo wajahan madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada Hirshabeele, Puntland, Galmudug iyo Jubbaland.
Leave a Reply