Midowga Afrika oo ka hadlay dagaalkii Xalay Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada dowlada iyo maleeshiyaad ay soo abaabuuuleen qaar kamida Musharaxiinta ayaa ciidamada AMISOM ku amray inay difaacaan madaxtooyada Soomaaliya.
dhexdhexaad ka noqdaan xiisadda dagaal ee u dhaxeysa dowladda iyo musharixiinta mucaaradka, isla markaana ay joojiyaan socodka iyo dhaqdhaaqa.
Qoraal ay soo saareen Midowga Africa ayay ku sheegeen in ay si dhow ula socdaan xaalada ka jirta Muqdisho, dhexdhexaadna ka noqonayaan xiisadaas, balse waxay fareen in ciidamada AMISOM ku ekaadaan waajibaadkooda ee la siiyay sida ilaalinta, hantida AMISOM, Goobaha ay ilaaliyaan iyo madaxtooyadda Soomaaliya haddii awood looga maarmi waayo.
Leave a Reply