Guddoomiyaha qaar kamida Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu ka kadlay bananbixii shalay ay sameeyeen kaas oo hoobiyaal ku rideen garoonka diyaaradaha Magaalada muqdisho.
Sheekh shariif sheegay in ay ka xun yihiin tallaabooyinkii dowladda Federaalka ku weerartay Xubnaha Midowga, kuna joojisay banaanbax nabadeed oo ka dhici lahaa Caasimadda.
Leave a Reply