Waxaa manta Magaalada Muqdisho isbitaal kuyaala lagu kabay Gudoomiye ku Xigeenkii hore maamulka iyo maaliyada ee Gobolka Banaadir ibraahim Cumar Mahadale (ibraahim dheere).
Ibraahim Mahadale wuxuu ka mid ahaa Mudaaharadayaal ay hogaaminayeen Midawga Murashixiinta kaasoo ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana jabka soo gaaray markii ciidamda Dowlada baacsadeen koox yar oo ay hogaaminaayeen Xasan cali khayre iyo Cabdiraxmaan cabdishakuur.
Leave a Reply