Waxgaradka Beesha Murursade oo shir ay ku yeelatay Magaalada Muqdisho ayaa waxay uga mahacelisay Dowlada Soomaaliya sid ay uga hortagtay Banaanbaxyadii larabay in Maalinkii jimcaha ay ka dhacaan Muqdisho kuwaas oo soo abaabuleen dalal shisheeye iyo Kooxda Qasawadayaasha ah.
Leave a Reply