
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Faadumo Cali Nakruumo oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.
Waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahaan eheladii ay ka dhimatay Faadumo Cali Nakruumo in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.
Leave a Reply