Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Madaxda Maamul goboleedyada iyo Qaramada Midoobay

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimaha Doorashooyinka dalka, shirkaan mahiimka ayaa imaanaya xili ay wali Muqdisho ka maqan yihiin Madaxda Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.