Shacabka Magaalada Puntland gaar ahaan kuwa Magaalada Boosaaso oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen hadalkii Madaxwaynaha Puntland Saciid cabdulaahi Dani inuu ahaa hadal gaf ku ah Puntland iyo ummada Soomaliyeed, mana ahayn hadal masuul ee waxuu ahaa hadal qof baqaya oo walwal badan ka qaba Dowlada Soomaliya iyo Ciidamadeeda.
Leave a Reply