Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka dib Safar Maalmo Qaatay oo Magaalada Muqdisho ugu Maqnaa.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa Muqdisho u tagay inuu ka qayb galo shirka uu ku dhawaaqay Madaxwayne Farmaajo kaas oo ay diideen inay ka qayb galaan Maamulada Puntland iyo Jubbaland.
Leave a Reply