Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Maanta waxuu ku guulaystay in Xabsiga Magaalada Hargaysa laga sii daayo nin Labaatan Sano u xirnaa Taliska Muuse Biixi.
Ninkaa Labaatanka Sano xabsiga dhexe ee hargaysa ku xirnaa oo la yiraahdo Maxamed Muuse ayaa waxay Cabdi maalik isku barteen Xabsiga Gudihiisa isagoo war bixiyey Mudada uu Xirnaa iyo sida loo xiray.
Coldoon oo kaashanaya Walaalaha Muslimiinta ee wanaaga Jecel ayaa maanta oo Sabti ah waxuu ku guulaystay Maxamed Muuse oo xirnaa labaatan Sano inuu Xoriyadiisii dib u helo.
Warbixin kala socda wararkeena dambe.
Leave a Reply