Qaar kamid ah xildhibaanada haweenka ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa taageerey heshiiskii 25 bishan wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply