Hay’adda Badbaadinta Agoonta,Cafimadka iyo Daryeelka Dumarka ayaa Deeq caafimaad oo Ka kooban Mashiino iyo Daawooyin Iyo sariiro waxaa ay gaarsiiyay Isbitaalka Balanballe General Hospital.
Agaasimaha Hay’adda Qaybta Soomaaliya Mahad Musse Mohamed ayaa masuuliyiinta Isbitaalka agabkaan ku wareejiyay, Maamulka Isbitaaka ayaa ka mahadceliyey qalabkaan lasoo gaarsiiyey kaas oo baahi wayn loo qabay.
Leave a Reply