Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta kulan kula leh Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa dhameystirka isfahamkii dhowaan labada dhinac ku gaareen halkaas.
Kulanka ayaa hadda socda, iyadoo dhinacyada diiradda saari doonaan sii wadista isfahamkii 25 bisha Febraayo wada gaareen labada dhinac.
Leave a Reply