Abaaro iyo Biyo La’aan Saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ayaa Kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Ceelwaaq iyo Deegaano badan oo hoostaga.
Waxgaradka iyo Culumada Degmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo ayaa waxay sheegeen inay jiraan dad iyo Duunyo ay dhib ka soo gaartay abaarta ka jirta Gedo taas oo u baahan gurmad dagdaga.
Leave a Reply