
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.
Halkaan Hoose ka Akhriso go’aanada:-
–

Leave a Reply