Daawo:Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Abaaraha ka Jira Dalka

abaar

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka warbixisay xadiga abaaraha iyo sababaha keenay waxaana ay sheegtay in inkabadan laba milyan iyo shan boqol oo qof oo Soomaali ah ay wajahayaan xaalad bini aadamnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.