Dagaal yahano ka tirsan kooxda argagixisada Alshabaab ayaa xalay Goor dambe waxay weerar ku qaadeen Xabsiga waynee magaalada boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland.
Dagaal yahanada Shabaab ayaa waxay gudaha u galeen Xabsiga waxay Xabsiga ka sii daayeen Boqolaal Maxaabiis ah kuwaas oo ubadan Shabaab,
Laamaha Amniga Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay iska caabiyeen Shabaabkii weerarka soo qaaday ayna jiraan dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidamada Amniga Puntland iyo Maxaabiis Xabsiga ka fakatay.
Leave a Reply