Deni oo ka tacsiyeeyey Askartii shabaab ku laayeen xabsiga Bosaaso

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo warbaahinta kula hadlaayey Magaalada Boosaaso ayaa waxuu ka hadlay weerarkii shabaab ku soo qaadeen Xabsiga Boosaaso kaas oo Sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu u tacsiyeeyey Askartii ku dhimatay xabsiga Gudihiisa iyaga oo difaacaya, waxaa kaloo Deni ka hadlay maxaabiistii badnayd ee shabaab xabsiga ka sii daayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.