Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta oo Aqalka Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka Warfafinta Wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta XFS. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dedaalada lagu dardargalinayo ka hortega fafitaanka cudurka COVID-19.
Leave a Reply