Akhriso:Magacyada wasiirada uu Magacabay Madaxweynaha Hirshabeelle

guudlaawe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.

Wasiirada la magacaabay ayaa kala ah.

  1. Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
  2. Xildhibaan Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta.
  3. Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxa uu xilka ka qaaday Shuceyb Cabdikariin Muumin oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Batroolka iyo biyaha, iyo Ismaaciil Maxamed Nuur oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.