
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Madaxwaynihii hore ee soomaaliya Cali Mahdi ayaa xaalad caafimaad u aaday Magaalada Nairobi, xili bilooyinkii ugu dambeeyay uu ku noolaa magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya.
Leave a Reply