Madaxwyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxuu ka hadlay Geeridii Allaha Unaxariisto Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cali mahdi oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxwayne Farmaajo ayaa yiri “Alle ha u naxariisto Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed, waxa uu door weyn ka soo qaatay dowladnimada dalka. Waxaan ku xasuusanaynaa sida ay uga go’nayd in dib loo sooceliyo dowladnimada Soomaaliyeed oo uu dadaal muuqda ku bixiyey”.
Leave a Reply