Allaha Unaxarariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Will uu dhalay Cali Mahdi oo warbaahinta la hadlay ayaa waxuu sheegay inuu Aabihii uu u geeriyooday Cudurka Dilaaga ah ee Coronaha waxuuna bulshada soomaaliyeed uga digay qatar uu lee yahay Cudurkaan.
Leave a Reply