Wadooyinka dhex mara Magaalada Garoowe ee Caasumada maamulka Puntland ayaa waxaay yiihiin habeenkii kuwa Mugdi ah Madaama aysan jirin layrar iftiimiya wadoonyinka magaalada, taas oo ka liftay cabsi ganacsatada iyo Bulshada Puntland kala kulmaan marida wadooyinka Magaalada Garoowe.
Leave a Reply