Madaxweynihii dalka Tanzania John Magufuli, ayaa caawa geeriyooday sida ay Telelfishinka ka sheegtay Madaxweyne ku xigeenka Dalkaas Samia Sulhu Hassan.
Madaxweynaha Tanzania ayaa mudo afar isbuuc ah la arag waxaana jiray warar soo baxay oo sheegayay in xanuunka Karoona uu la liitay taas oo ay dowladu beenisay.
Madaxwayne kuxigeenka dalka Tanzania Samia Sulhu Hassan ayaa sheegtay inuu Madaxwayne John Magufuli u dhintay Wadne Xanuun.
Leave a Reply