Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Jeneraal Maxamed Cadoow Cali “Sanka” ayaa Xerada tababarka Har-qaboobe ku booqdey dufcadii Koowaad ee carbis milatary ku qaadatay dugsigaan burburkii Dowladii Dhexe kadib.
Taliyaha Qaybta 21-aad Jeneraal Sanka oo Ciidamadan booqasho maalmo qaadatey ku gaarey ayaa xusey in Ciidamadan usoo idlaadey tababarkii u socdey, isla markaana loo diyaarinayo in la qalabeeyo si ay u howl-galaan.
Leave a Reply