Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray shacabka iyo dowladda dalka Tansaaniya geerida ku timid Madaxweynihii dalkaas Mudane John Pombe Magufuli.
Madaxweyne Farmaajo ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey Madaxweyne Kuxigeenka dalkaas Marwo Suluhu Samia iyo Marwadii uu ka geeriyooday Madaxweynuhu Marwo Janet Magufuli.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania ayaa telefishinka ka sheegay in uu Madaxwayne Magufuli u dhintay wadno xanuun.
Leave a Reply