Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee arrimaha Doorashooyinka, ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in maanta uu furmay shirkii Guddida Farsamada ee arrimaha Doorashoyinka Qaranka ayaa waxuu sheegay inuu dhawaan Muqdisho ka dhacay Shirkii Dowlada iyo Maamul gobolledyada iyo gobolka banaadir.
Leave a Reply