
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u Naxariistee Dr Saacid Maxamed Samatar oo ku geeriyootay Magaalada Nairobi waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.
Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahan eheladii uu ka dhintay Dr Saacid Maxamed Samatar in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.
Leave a Reply