Madaxwayne Deni oo sheegay in Farmaajo afarta dhinac ka dhigay ciidamada Gorgor iyo Haramcad

deni

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito la sheegay inuu ka furmayo teendho ku taalla garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya.

Dhanka Kale Madaxwayne Deni ayaa sheegay Ciidamada Dowlada ee kale duwan in la keenay Garoonka Diyaaradaha ayna go’doon ku yihiin Gudaha xalane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.