Madaxwayne Farmaajo qaar kamida maamul goboleedyada oo Afisyoone soo gaaray

farmaajo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa Goor dhow kulan hordhac ah ku yeeshay xerada Ciidanka Cirka ee Afisyooni.

Kulanka oo uu shir Guddoomiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa looga hadlay furitaanka Shirka guud ee Maanta dhexmaraya Madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada.

Madasha shirka ka furmaya waxaa ka maqan Madaxda Jubbaland & Puntland oo horey u dalbaday in shirka lagu qabto gudaha xarumaha ayna amnigooda sugaan ciidamada AMISOM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.