
Madaxweyne Ku-xigeenka 1-Aad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ay weheliyaan xubno ka socdo Hay,adaha UNHCR, WHO, UN OCHA iyo kuwo kale oo caalami ah.
Kulankaan ayaa looga hadlayaa Soo laba kaclaynta Caabuqa Covid-19 iyo wax ka qabashada Abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland iyo sidii wax looga qaban lahaa.
Leave a Reply