Daawo:Wasiir Janan oo ka hadlay Soo dhaweynta loogu sameeyey baladxaawo

janan

Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ka hadlay heshiiska uu la gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sabahaha keenay in xiligaan inuu iskaga tago Maamulka Axmed madoobe.

Cabdirashiid Janan oo si weyn loogu soodhaweeyay Duleedka Beled-Xaawo ayaa sheegay in dhowr arrimood oo is biirsaday ay sababtay heshiiska uu la gaaray Dowladda Federaalka, abaaraha ku dhuftay Gobolka Gedo ayuu tilmaamay in ay qayb ka yihiin waxyaabaha sababay heshiiska isaga iyo Dowladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.