Puntland oo Bananbixii ka dhacay Dhahar ku eedeysay Dowlada Federaalka ah

deni

Maamulka Puntland ayaa waxuu ka hadlay bananbax shalay ka dhacay Magaalada Dhahar kaas oo dad shacaba oo taageerayey Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo horjeeday Madaxwaynaha puntland ciidamada amniga puntland u adeegsadeen Xabado.

Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdirishiid Samad ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeyay in ay Xamar ka soo abaabushay dibadbaxyadii shalay ka dhacay degmada Dhahar, wuxuu u warramay wariyaha BBC-da

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.