Shir looga hadlayo sidii heshiis looga gaari lahaa muran kadhashey barkado kaasi oo udhaxeeyay Beelaha daga Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka furmay Laandheer, Waxaana Shirkaan furey Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo booqdey deegaanka Laandheer Waxaana goob joog u ahaa masuuliyiin katirsan maamulada Caabudwaaq iyo Xeraale, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlad goboleedka Galmudug,Siyaasiyiin, Odoyaasha guurtida ee labada magaalo iyo marti sharaf kale.
Leave a Reply