Barlamaanka Soomaaliya oo Berri Kulan mahiim ah Yeelanaya

mursal

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa berri oo ah Maalin sabti ah waxaa ay yeelan doonaan Kulan mahiim ah kaas oo ka dhacaya xaruntooda Villa Hargaysa.

Berri oo Sabti ah oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 27 March 2021  waxaa waxaa xildhibaanada lagu war galiyay in uu jiro  kulan weynihii Golaha Shacabka, waxaana farriin loo diray Xildhibaanada, iyadoo lagu war galiyay in 09:00 subaxnimo ay soo xaadiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.