Wasiirka Caafimaadka Galmudug Cabdiwali Cabdulaahi jaamac ayaa Furay Xaruunta Daryeelka iyo dawaynta Dadka Qabo Xanuunka Coronavirus ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Xubno ka Tirsan labada Golle ee Maamul Gobaleedka Galmudug, ugaas Maxamed ugaas axmed iyo dhaqanka deegaanka iyo Masuuliyiin ka socda Alraxma foundation ayaa Goobjoog ka ahaa Furitaanka Xaruuntan lagu daaweeyo dadka uu soo rito dadka qaba Caabuqa Coronaha.
Leave a Reply