Akhriso:Magacyada Xildhibaanada laga Joojiyey Kulamada Barlamaanka Soomaaliya

Mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa 5 fadhi ka joojiyay 15 xildhibaan oo lagu helay is hortaaga kulankii golaha ee maanta 27-03-2021 kaas oo ay buuq ka sameeyeen.

2 Comments

  1. Waxaa layabay somalidu
    Wadani mahan sadiiq xiri
    Warfaa ahaa nin aan
    Islahaa waa wayarag ayaan
    Shalay arkay asagoo meel
    Xun fadhiyo malaha aqontayda
    Markii uu xilkii wayay ayuu
    Isbadalay oo moryantii racay
    Dadka uu matalo waa somali
    Degto
    Galdogob oo ah dad fican oo
    Qiimobadan.ninkaas isma uu
    Ogee karamadii allaah baa
    Kariday waxay ahayed inuu
    Xishodo oo uu kamarada
    Kagabado wixii allaah uu
    Uqoray wuu halay wixii dhimana wuu halilahaa
    Inuu mahad salaad iyo alankay
    Uu raaco kolay markii horaba
    Wuu uu naqalday hadalada
    Fiican iyo inuu dhaliyaro
    Ahaa anayway good by mr sadiiq

  2. Waxaa layabay somalidu
    Wadani mahan sadiiq xiri
    Warfaa ahaa nin aan
    Islahaa waa wayarag ayaan
    Shalay arkay asagoo meel
    Xun fadhiyo malaha aqontayda
    Markii uu xilkii wayay ayuu
    Isbadalay oo moryantii racay
    Dadka uu matalo waa somali
    Degto
    Galdogob oo ah dad fican oo
    Qiimobadan.ninkaas isma uu
    Ogee karamadii allaah baa
    Kariday waxay ahayed inuu
    Xishodo oo uu kamarada
    Kagabado wixii allaah uu
    Uqoray wuu halay wixii dhimana wuu halilahaa
    Inuu mahad salaad iyo alankay
    Uu raaco kolay markii horaba
    Wuu uu naqalday hadalada
    Fiican iyo inuu dhaliyaro
    Ahaa anayway good by mr sadiiq

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.