
Hooyo Foosiyo Axmed Shiiq ayaa ninka Turkiga ah ugu gacan qaadayay Magalada Ankara kadib markii ay maamada u hiilisay dad Soomaali ah oo Ninkaan u gacan qaaday is haysteen, kadibna ninkii intuu xanaaqay ayuu xanaaqii Hooyo Foosiyo kula dul dhacay.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Jamaal caydiid ayaa hoygeeda Ku booqday Maamo Foosiyo waxuuna u sheegay in Ninkaasi sidaasi looga hari doonin Cadaladana la horkeenayo.
Leave a Reply