Suxufiinta Ka hawlgalo Gobalka Gedo ayaa ka hadlay Xaalada Wariye Cabdirisaaq Sheekh Ismaaciil (Afrika) oo maalmo Ka hor Ku dhaawacmay Degmada baladxaawo ee Gobolka Gedo kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Dowlada ay xabad uga Fakatagay.
Wariye Cabdirisaaq Afrika oo Ku jiro isbitaal Ku yaalo muqdisho ayaa waxa laga dayrinayaa xaaladiisa caafimaad Waxaayna wariyaasha ugu baaqeen maamulka Gedo iyo kan Dowlada inay wax ka qabtaan Xaalada Caafimaad ee wariyaha.
Leave a Reply